• Soomaali - "Qisadii Nabiyadii" - "Allabari Dhiig leh".mp4

  • 2021/04/10
  • 再生時間: 9 分
  • ポッドキャスト

Soomaali - "Qisadii Nabiyadii" - "Allabari Dhiig leh".mp4

  • サマリー

  • Somali - "Prophets' Story" - "Blood Sacrifice" // "الصومالية - "قصة الأنبياء" - "ذبيحة دموية // 1 KORINTOS -- CUTUB 15 1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan. 3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay, 4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay. 5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii. 6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay. 7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan. 8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday. 9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray. 10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay. 11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.
    続きを読む 一部表示
activate_samplebutton_t1

あらすじ・解説

Somali - "Prophets' Story" - "Blood Sacrifice" // "الصومالية - "قصة الأنبياء" - "ذبيحة دموية // 1 KORINTOS -- CUTUB 15 1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan. 3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay, 4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay. 5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii. 6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay. 7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan. 8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday. 9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray. 10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay. 11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.

Soomaali - "Qisadii Nabiyadii" - "Allabari Dhiig leh".mp4に寄せられたリスナーの声

カスタマーレビュー:以下のタブを選択することで、他のサイトのレビューをご覧になれます。